Maamulka Jubbaland oo digniin culus siiyay xoogaga Al-Shabaab ee ku sugan Jubbooyinka

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay in howlgal weyn oo ka dhan ah Al-Shabaab ay dhawaan ka bilaabi doonaan degaanada Jubbooyinka ee kooxdaas ay maamusho. Taliyaha Ciidanka Jubbaland Aadan Maxamuud Ibraahim ayaa digniin ku siiyey xubnaha Al-Shabaab inay isku soo dhibaan Ciidanka dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland ka hor inta uusan bilaaban howlgalka. Waxaa uu sheegay … Continue reading Maamulka Jubbaland oo digniin culus siiyay xoogaga Al-Shabaab ee ku sugan Jubbooyinka